Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay degmada Balcad ee gobolkla Sh/dhexe

Dagaal ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa ah ka qarxay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kaasoo u dhexeeya ciidamada dowlada, AMISOM iyo xoogaga Al-Shabaab. Goob joogayaal ayaa sheegaya in laga cararay bartamaha degmada kadib markii xoogaga Al-shabaab ay mar kaliya dhowr jiho ka soo weerareen. Rasaas kala nooc ah iyo qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlayaa … Continue reading Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay degmada Balcad ee gobolkla Sh/dhexe